WAX KA BARO GANACSIGA?..


WAA MAXAY GANACSI?

 Waa maxay ganacsi?

anacsigu waa nidaam dhaqaalle oo meesha allaabta 

iyo adeegyadda wax lagu badelo mid kale ama lacag.

Ganacsiga caalamka ka jira waa sadax nuuc:

1. Ganacsi hal qof uu leeyahay.

Ganacsiga noocaan oo kale ah waxaa iska leh hal qof oo kali 

ah, Qofka noocaan oo kale ayaa wax walbo oo ganacsigaas 

rasaamaal u ah iska leh, Milkiilaha ganacsiga noocaan oo kale 

ayaa lagu lahadaa deymo badan, laakiin markaad dhinacyo 


badan ka fiiriso marna waa Qatar weyn marna waxaa laga 

helaa faa’iido badan.

2. Iskaashi waa ganacsi ay leeyihiin laba qof ama ka badan. 

Iskaashiga micnihiisa waa in waxwalbo la wadaago sida 

deymaha, rasamaalka ay leedahay shirkadda, macaamiilka, 

dejinta go’aamada, iyo guud ahaan in la wadaago faa’iido iyo 

qasaaro. Waxaa jiro saddex nooc oo iskaashi: 

iskaashi faa’iido-doon, iskaashi guud iyo iskaashiga 

xadidan.

3. Ganacsi Saamiley ama shirkad, ganacsiga noocaan oo kale 

waxaa lagu leeyahay daymo aan sidaas usii badneen. 

Waxwalbo oo ku jira ganacsigaas waxaa iska leh dadka wax 

ku darsada oo kali ah, Waxaa laga yabaa inuu ka 

koobanyahay 500 ama in ka badan milkiilayaal, milkiile walbo 

waxaa loogu dhuftaa boqolkiiba inta uu ku leeyahay 

Comments